Sawirka  wiiga waxa  galay sawirkan ay qayb kamida kooxaha siyaasada Gobolka   Awdal iskaga soo horjeeda ay ku eedeeyeen in Hudheelka  Rays  Cuntada uu Sun Ugu daro

 tani waa  astaan cadaynaysa khilaafka iyo Cadaawada ka dhex oogan kooxaha kala duwan ee ku loolamaya gacankuhaynta Gobolka  awdal oo intii Danbe u eekaa mid ay hadal hayntiisu badantay

Kooxaha kala duwan ayaa  kala wata  mawqufyo kala fog sida  qaar wata  Ugaas. Suldaano iyo Awdal State.

waxa  xusid mudan in  arintani ay galaafan doonto  Magaca hudheelka kaliya ee Magaca leh ee kuyaala Magaalada Booraame   --

Tuunyo.com- Sawirka  wiiga  iyo sheekadiisa gaaban

  Postey by  Tuunyo.com