Sedex Nin ee Xatooyada Kaqay Qaatay
Waxa Lacag Dayn ah oo dhan 100,000$ loo haystaa Kooxda Qurbo Kugaajoodka ah ee ku Qadhaabata Magaca Adalstate Dadbadan oo Ganacsato ah iyo Kuwa lagu Marin Habaabiyay Magaca Awdalstate ayaa lacago farobadn looga uruursaday Sikhiyaamo kujiro waaas oo loogu sheekeeyay in lagactooda loo soo celinayo marka lahelo 1milion oo Dollar uu ay UN tu siinayso kooxda Kuqadhaabta Magaca Awdalstate.. Lagta waxa Uruurinteeda Kaqayb Qaatay Wadamada Yurub Inta ugu Badana Soo Uruuriyay. Ninka Lagu Magacaabo Jawhar Qalinle .. oo ku Noo Wadanka Sweden... Wadanka Gudihiisa Waxa Lagacta Kasoo Ururiyay Maxamed Jaamac Abgaal..... kunool Wadanka. Somaliland Gaar Ahaan- Magaalada Borame.. Wadmad Kanada iyo Usa Waxa Kasoo Ururiyay Mr-Rashiid oo ah ninka Sheegta Madaxwaynaha Awdalstate Warbixin oo iyada Qoraala Nasoo Gaadhay Waxa aanu Soo Gudbinaynaa Marka aanu Wax Kawadiino Dhinacyada Aykhusayso Warixibtan waxa Sidoo Kale Heshay Shabakada www.somalilandlive.com taay oo iyadu Kagaabsatay Wali in ay Baahiso Arintan Sidoo kale waxa shabakad Tuunyo Soo Gaadhay Cadaymo Muujinay Markii Dadka Qaar Lacaga Laga Qaadayay.. Gaar ahaan Jaaliyada Gobolka Awdal ee Kunoo Wadanka Germany waxa Badhtamihii Bishan 12 ee Sannadkan Tagay Lacag Dayn ah oo gaadhaysay 10.000 Euro ah kasoo qaaday Magaalada Franfurt Inka isku Sheega in uu yahay Madax wayne Kuxigeenka Awdalstate............... Ceebta ugu Wayni Waxa ay Dusha Kasaarantay Labo Wajiilaha Siyaasiga Sheegta M.Jaamac Abgaal......... lasoco Dhawaaan Waribinta oo dhamaystiran........... By Tuuunyo.com