Kala  xidhiidh  Tuunyo.com  Tuunyo@hotmail.com...  Markasta iyo Meelkasta oo aad joogtid waa Tuuunyo.com

 
 
 
 
 
 

Hudheelka Rays oo cuntada Sun Ugu dara!

 

Humanitäre Hilfe ...Hilfsprojekte
 
 
 
 
 
Qosol Maanta. Bari Kasheeke?
 
Party2
 

 Somaliland Kampf gegen

VISITOR COUNTER

  Sawirka Maanta iyo Maqaalka Tuunyo.com

 

 

 Tuunyo.com  shabakda  tuunyo Media  waxa ay  Dabagal ay ku samaysay shabakada  Saylac .com oo Sidata Magac  ah Mid laga Been Abuurayo Deegaanka Aysheegato ee  Saylac       waxa aan  idiin soo badhigaynaa Maalmaha  Soo socda Dukumantiyo  Cadaynaya Run ahaantii Cida ay Tahay Saylac iyo sida ay u   hawl gasho..  taas oo aan Filayno in ay Waxa badan ka  ogaan  doonan Dadka badan  ee layaabsan ida  dhibta yar ee ay shabakadu ugu  dhex baxday hidaha iyo Hanaanka Saxaafada...

 

 wax yaabaha aad  maalmaha soo socda aan idiin soo dubinayno waxa  kamida...

Yaa  Qore ka ah Saylac.com ?

 Xagee ayuu Kayimi  Magaca  Saylac ?

 Cadaymo Muujinaya Falal Danbiyeedyo ay shabakadu faraha kula jiro..

 Sirdoonka Somaliland oo si xoogle udba  socda dhawr shaqsi oo shebakada wax ku qora

 Maxaa iskaga Xidhan Shabakada  Saylac.com   iyo Magac  Maamuleedka  Awdal State?

 dhamaan    Qodobada aanu soo sheegnay oo wata  cadaymo ayaad naga filan kartaan   Maalmaha Soosocda   ee Hamoogaan

hadii aad Rabtid in aad Rayigaaga kaga qayb Gashid Mawduucan  fadlan  naga soo Xidhiidh

Tuunyo@hotmail.com

Tuunyo Media

Hargeisa  Somaliland

 

 

Tuunyo Media Network (c) 2011-   Fadalan  ogow in dhamaan macluumaada shabkadan ku jira ay iska leeday  T M -Ogolaansho la,aan lama qaadankaro
Free counter and web stats