Waxa  la ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland in  Kulan Balaadhan oo Lagu Taageeraayo Qaranimada Somaliland iyo Midnimada   Bulshada Somaliland  ...  Shirka Waxa Socota Qaban Qaabadiisa Waxa    uu kadhacayaa Dhawaan  Magaalada Frankfurt..

 Dhamaan Jaaliyada Somaliladn ee kunool  Wadanka Jarmalka    waa  u Ufuranyay Shirkani..    ee Kasoo Qaybgal Wanaagsan..

 

   Wixii Intaa Dheer Laxidhiidh.............

0176-73275048- Frankfurt........... Eid Aden

0163-8467526........... Bonn...........  Caqli

 Mahad Sanid

 

 

Tuunyo.com................................................