Tuunyo Movie

 

Other Information

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

            

            

 

 

 

  Boos   ma ugabanaanyay Somaliland  ISmaaciil yare..?

 Ismaciilyare waxa uu ahaa  wasiirkii arimaha Gudaha Somaliland Xiligii xilka loodooray Madaxwaynihii hore  Daahir Rayaale Kaahin kahor inta aan loo Magacaabin Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Xukuumadii Rayaale Cidina may Aqoon  Shaqsiyadiis  Ismaaciil yare

Shaqadiisa hore 

waxa uu ahaa Jomiter kashaqaysta  Xadaynta Dhulka iyo Cabirka Guryaha  waxana uu ka hoos shaqaysanjiray Dawlada Hooese  ee Hargeisa.    wakhtigii uu Maayirka ka ahaa Cawl Cilmi Cabdle..  Xukuumadii ina Cigaal halkaas oo uu shaqada  Nolal Maalmeedkiisa Kalasoo bixi Jiray  Mana Jiri  aqoon intaas kabadan oo uu bushada dhexdeeda Ku lahaa.. 

hadaba Dooshadii madaxtinimada Somaliland ee Madax wayne Loogu doortay in uu noqdo Mr Rayaale  ayaa Mar qudha lagu dhex arkay Ismaaciil yare oo kumagacaaban mid kamida Jagooyinka ugu sareeya wadanka oo ah wasaarada arimaha Gudaha Somaliland. arintani waxa ay Fajciso iyo lama Arkaan ku noqotay dhamaan Cidii  taqaanay Ismaaciil yare..

 

inkasta oo aanay cadayn sababta rayaale ku kaliftay in uu wasaarad Ahmiyad gaara u leh wadanka uu  umagacaabo shaqsi aan hore Xilaas iyo Mid ud dhaw toona sooqaban  ayaa ahayd fajiciso layaab leh   basle marka la eego  Mihiimaka ay leeday wasaaradu iyo rayaale oo aan wax taagero ah kahaysan Beesha uu kasoo jeedo  Ismaaciilyare ayaa ahayd in Rayaale uu Wasarada Taageero kagaraadisto beesha  uu kasoo jeedo Ismaaciil yare Islamarkaana uu xilka u dhiibo Nin u fulinkara  danihiisa gaarka ah. sikastaba ha ahaate Rayaale ayaa ka duulayay ,, Ushaada waxa loo dhiibtaa Nin aad ka qaadan kartid....,,.  Taasina waxa ay ahayd sababta uu Rayaale u raadsaday Ismaaciilyare isaga oo helayay Rag uga Aqoon badan xilka  uu  umagacaabay

 

Hadaba isla Markii Xilka Loodiidhay ayuu bilaabay ismaaciilyare in  uu ismuujiyo isaga oo ka faa ,idaysanaya Xilka Miisaanka badan leh ee loo magacaabay. waxa uu bilawgii shaqadiisa ka bilaabay in uu magaciisa baro  saxaafada isaga oo   Goobjooge ka ahaanjiray Meelkasta oo khilaaf kadhaco  gaar ahaan  isku qabsiga dhula  iyo hawl galada ay Fuliyaaan Ciidanka  Policeka Somaliland Xili kasta ayaad ku arkaysay isaga oo la socda Hawl Galada ciidanka islamarkaan joogabaha Warbaahinta ay Ciidanku  warka kusiinayaa..  arinta ayaa dadbadan indhahooga soo jiidatay iyaga oo u arkayay in uu yahay shakhsi aad u daadaal badan  Mararka qaarna waxa ay dadka qaar ku sifayn jireen in uu yahay  Askri Boolisa oo akale....

 Maxaa intaa kuxigay oo uu sameeyay?

Goormayay Umada isnaceen?

Goorma ayaa Laga tuuray xilka. Maxaase looga tuuray.. Lasoco Qaybta Labaad?

By  Tuunyo.com

 

 

 

 

Copyright ® 2010- Tuunyo.com
Free counter and web stats